soomaali
Sorah Ad-Dhuha ( The Forenoon )

Verses Number 11

وَالضُّحَىSorah Ad-Dhuha ( The Forenoon ) Verse Number 1
Eebe wuxuu ku dhaartay Barqinka.
وَاللَّيْلِ إِذَا سَجَىSorah Ad-Dhuha ( The Forenoon ) Verse Number 2
Iyo Habeenku markuu xasilo (Madoobaado).
مَا وَدَّعَكَ رَبُّكَ وَمَا قَلَىSorah Ad-Dhuha ( The Forenoon ) Verse Number 3
Inaan Eebe ka tagin Nabiyow kuuna cadhoonin.
وَلَلآخِرَةُ خَيْرٌ لَّكَ مِنَ الأُولَىSorah Ad-Dhuha ( The Forenoon ) Verse Number 4
Aakharana kaaga khayr badan Aduunka.
وَلَسَوْفَ يُعْطِيكَ رَبُّكَ فَتَرْضَىSorah Ad-Dhuha ( The Forenoon ) Verse Number 5
Eebaana ku siindoona (wanaag) waadna raalli noqon.
أَلَمْ يَجِدْكَ يَتِيمًا فَآوَىSorah Ad-Dhuha ( The Forenoon ) Verse Number 6
Miyuusan ku helin Eebahaa Adigoo Agoon ah oosan ku dhawaynin.
وَوَجَدَكَ ضَالًّا فَهَدَىSorah Ad-Dhuha ( The Forenoon ) Verse Number 7
Miyuunase ku helin Adigoo baadi ah oosan ku hanuuninin.
وَوَجَدَكَ عَائِلا فَأَغْنَىSorah Ad-Dhuha ( The Forenoon ) Verse Number 8
Miyuunase ku helin Adigoo caydhi ah oosna ku hodminin (kuu waxyoonin).
فَأَمَّا الْيَتِيمَ فَلا تَقْهَرْSorah Ad-Dhuha ( The Forenoon ) Verse Number 9
Ee Agoonta ha xoogin (hana dhihin).
وَأَمَّا السَّائِلَ فَلا تَنْهَرْSorah Ad-Dhuha ( The Forenoon ) Verse Number 10
Ka wax su'aalina ha canaanan.
وَأَمَّا بِنِعْمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثْSorah Ad-Dhuha ( The Forenoon ) Verse Number 11
Nicmada Eebahaana ka sheekee (ku mahadi).